Wafdi ka socda Raisul Wasaaraha Itoobiya oo ka degay Magaalada Hargeysa

Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa waxaa goor dhow gaaray Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaaliyada Itoobiya Axmed Shide oo ka soo kicitimay magaalada Addis ababa. Wasiirka ayaa waxa garoonka dayuuradaha magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyay Xubno wasiiro ah oo ka tirsan Somaliland, iyadoo wafdigan uu maanta kulan kula yeelan doono Qasriga madaxtooyada Somaliland Madaxweyne Biixi, … Continue reading Wafdi ka socda Raisul Wasaaraha Itoobiya oo ka degay Magaalada Hargeysa